Somaliska – Somali – Af soomaali

 

Khadka caawinta ee dadka trans-ka ah ee loo
geysto hanjabaad iyo gacan ka hadal uga yimaada
dad ay isku dhawyihiin ama xiriir leeyihiin

 

Khadka taageerada waa teleefan taageero oo qaran oo
loogu talagalay dadka qaangaarka ah ee trans-ka ah, oo
ay ku jiraan kuwa aan ana lammaanaha ahayn, kuwaas oo
loo geystay xadgudub jir ahaaneed ama maskax ahaaneed
ama xadgudub galmo, oo kaga imaanaya qaraabo ama dad
ay xiriir leeyihiin. Hawsheenu waa inaan ku dhegeysanno,
ku siino taageero xirfadeed iyo xog ku aaddan halka aad
caawimaad ka heli karto.

Wicitaanku waa bilaash, waxaadna tahay qarsoodi marka
aad soo waceyso. Wicitaanku kama soo baxayo faatuurada
taleefanka.

Waxaan ku hadalnaa Iswiidhish, laakiin waxaan khadka soo
gelin karnaa turjumaan, haddii loo baahdo.

 

Telefoon 020–55 00 00 Furan maalin kasta 11–19

 

Khadka taageerada ee loogu talay dadka trans-ka waxaa
maamula NCK oo ay dawladdu u xil saaratay.